Daawo Sawirada: Guddiyo katirsan Golaha shacabka oo lagu wareejiyay xafiisyo cusub

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta qaar ka mid ah Guddiyada Golaha shacabka ku wareejiyay xafiisyo cusub oo ay ku shaqeeyaan. Guddiyada xafiisyada lagu wareejiyay waxaa ka mid ah. Guddiga ganacsiga iyo dhaqaalaha ee golaha shacabka. Guddiga difaaca ee golaha shacabka. Guddiga arrimaha bulshada ee golaha shacabka. Guddiga … Continue reading Daawo Sawirada: Guddiyo katirsan Golaha shacabka oo lagu wareejiyay xafiisyo cusub